Home » Community Events You are browsing entries filed in “Community Events”

5/12/13- Xiraanshaha wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho: AMNI SUGID MISE UMAD SILCIN..!

Nouvelle

Xiraanshaha wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho: AMNI SUGID MISE UMAD SILCIN..!!! Todobaadyadii u dambeeyay magaallada Muqdisho waxay ku sugneyd xaallad aan hore loogu baran oo ka duwan tii caadiga aheyd ee ay ummaddu isku dhex socon jireen, xaallada cusub waxaa ka mid ah in gabi ahaanba Shacabka caadiga ah laga xiro waddooyinka oo ay si [...]

Posted in Community Events,Featured Articles | Read More »

05/11/13-Dastuurka dawlad-goboleedka Saylac & Lughaya State of Somalia

Flag of Zeila-Lughaye State

Dastuurka dawlad-goboleedka Saylac & Lughaya State of Somalia (SAYLA & LUGHAYA STATE OF SOMALIA ). Hordhac Bismilahi raxmani raxiim, Dawlad gobaleedkani waa dawlad dimuqradi ah Dowladgoboleedkani wuxuu hoos tagaa dowlada federaalka ee Soomaaliya. Waaxaa muqadas ah jiritaanka Soomaaliya inaan lakala jarin oo uu dalku yahay mid qudha. Shacabka dawlad goboleedka saylac iyo lughaya waxay qaateen [...]

Posted in Community Events,Editorial,Featured Articles | Read More »

05/7/13-Jaaliyada Yurub ee ka soo jeeda Beesha ArabOo Shirwaynaha Ku yeeshay Dalka Sweden

Arabweney

Sweden(Golisnews)Shirwaynaha Beesha Arab ee Jaaliyadaha Yurub ee ka soo jeeda Goboladda Hawd, Maroodi-jeex, Daad madheedh, Saaxil iyo Togdheer oo ka dhacay Sweden. AFGARAD Bismi laahi raxmaani raxiim, marka hore waxaa mahad iska leh Ilaahay SW oo kulankan suuro galiyey in uu qabsoomo, intaa ka dib waxaa iyaguna mahad mudan Jaaliyadaha Iskandaneefiyanka gaar ahaan Sweden oo [...]

Posted in Community Events,Featured Articles | Read More »

05/3/13-Ogaysiis:Xuska maamulka saylac iyo Lughaye state of Somalia

Flag of Zeila-Lughaye State

Waxaa dhamaanaba la ogaysiinayaa jaaliyada ka soo Jeeda maamulada Khaatuumo State,Magere State , Saylac Lughaya State iyo Soomaaliweynba ee ku kala nool wadamada kala ah Nederland ,Canada, England iyo America in la Qaban doono sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtay asaaskii maamulka Saylac-Lughaya State. Maamulkan oo loo asaasey in uu u adeego bulshada ku [...]

Posted in Community Events,Editorial,Featured Articles | Read More »

04/27/13-Muslim coordinate council National Capital Regional

Muslim

Turn on Life, Turn off TV — Muslims and Screen-Free Week‏: from 29 April to 6 May,2013. Screen-Free Week is an annual event where children, families, and communities across America turn off entertainment screens for one week and “turn on life.” It has been held since 1994, and is currently organized by the Campaign for [...]

Posted in Community Events,Featured Articles | Read More »

04/27/13-Turn on Life, Turn off TV — Muslims and Screen-Free Week‏:

Minaret

Assalamu Alaikum! Screen-Free Week from April 29 to May 6! Muslims have been quite adept at absorbing all the latest technological innovations of the day. In the process, we’ve become liable and vulnerable to all the risks associated with them. What are the consequences of being addicted to electronics such as TV, video game consoles, [...]

Posted in Community Events,Featured Articles | Read More »

04/21/13-Shir waynahii beelwaynta Ciidagale oo ka dhacay galbeeka London

Ciidagaleh

Wararkii ugu Dambeeyay, London 22April (SDN) Beelwaynta ciidagale ee uk ayaa shilbalaaran ku qabsaday caasimada wadanka Biritain ee Uk shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan gobolada wadankan uu ka kooban yahay shirkan oo lagu lafa guray qodobo fara badan taas oo laga hadlay Horumarka beesha sida Waxbarashada ,Cafimaadka, Wadadda Cad ,Dhaqtarka Salaxley iyo [...]

Posted in Community Events,Featured Articles | Read More »

04/20/13 – Announcement: Celebration of the second year anniversary of Zeila-Lughaye State of Somalia

President  Mahad

In the name of Allah, the merciful, the magnificent. Greetings to our fellow citizens of Zeila-Lughaye State, the whole citizens of Somalia and the Djiboutian community living in Holland. We, the government of Zeila-Lughaye State and their citizens, are cordially inviting you to celebrate with us the second anniversary of the creation of our great [...]

Posted in Community Events,Editorial,Featured Articles | Read More »

Finally, Cedarpin Telecom is in Canada, now! The best long distance phone services…

cedarpin telecom

An excellent way to call your love ones! Cedarpin Telecom is the best long distance phone services of today! If you wish to call home – Djibouti, Somaliland, Somalia, Ethiopia, Kenya, Eritrea, of course, the entire continent of Africa and Middle-East. Cedarpin is your ideal choice; we guarantee it! . Low Rate . No extra [...]

Posted in Business and Jobs,Community Events,Editorial,Featured Articles,News | Read More »

04/16/13-The Islamic Supreme Council of Canada Condemn the Boston Marathon Attacks

Mosque

The Islamic Supreme Council of Canada (www.iscc.ca) and the Muslims Against Terrorism (www.m-a-t.org) strongly condemn today’s terrorism during the Boston Marathon. Those who committed these heinous crimes must be punished to the full extent of the law. “Our hearts go out to the victims of this tragedy. The Canadian Muslim community stands shoulder to shoulder [...]

Posted in Community Events,Featured Articles | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]